Guddoomiye Cali jeyte oo faah faahiyay sababta uu uga baxay Guddiga written by Warsan Radio 13/12/2022 Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Caali Jeyte Cismaan ayaa isaga baxay xubinimadda Gudiga Maaliyadda ee taaku-leeynta ciidamada Dib u xoreeynta Gobolka Hiiraan.War kasoo baxay Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan ayuu ku sheefay in uu ku hoowlan yahay sidii loo xaqiijin lahaa Dadaalada amniga xasiloonidda Gobalka Hiiraan iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isla markaana uu dardar gelinayo howlaha baaxadda leg ee wajibaadka qaran ee saaran. Guddoomiye Cali jeyte oo faah faahiyay sababta uu uga baxay Guddiga was last modified: December 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Khilaaf u dhaxeeyey guddiga ganacsatada Islii oo xal laga gaaray next post Guddoomiye Aadan Madoobe oo laamaha amniga G/Bakool kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab You may also like Madaxda golaha wadatashiga qaran oo la filayo in ay ka shiraan hanaanka ay ku bilaabatay doorashada golaha shacabka. 29/11/2021 Haweeney qorsheyneysay in ay sumeyso Madaxweyne Trump oo maxkamad lasoo taagayo 23/09/2020 Akhriso:-Kulan loogaga hadlayay arrimaha dhaqaalaha dalka oo Muqdisho lagu qabtay 26/09/2018 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 01/12/2020 Madaxweyne Farmaajo oo Tababar u Soo Xiray Saraakiil Iyo Saraakiil Xigeen Ka Qalin-Jabiyey Dugsiga Tababarka Ciidammada ee Turksom 31/07/2021 Ciidanka DANAB oo howlgallo kula wareegay degaano dhowr ah 16/12/2023 Dhageyso;- Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan 03/09/2022 Sacuudiga oo shaacisay tirada sanadkaan xajinaysa iyo sharuudaha laga rabo 24/05/2021 Hay’adaha gargaarka oo ku baaqay in wax laga qabto macluusha Geeska Afrika ka jirta 23/04/2022 Saraakiil ka tirsan DFS & AMISOM oo loo tababaray howlgallada ka dhan ka ah Al-Shabaab 06/12/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.