Faahfaahin diyaarad ku dhacday duleedka degmada Caabudwaaq written by Warsan Radio 17/12/2022 Wararka naga soo gaaraya degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in diyaarad ay ku burburtay garoonka labaad ee degmadaasi ay leedahay.Diyaaradaan oo siday qaadka Kenya ayaa maanta ku dhacday garoonka diyaaradaha Moqor ee degmada Caabudwaaq kadib markii ay luguhu ubixi wayeen.Majirto wax qasaaro nafeed ah oo ka dhashay shilkaan diyaaradeed marka laga reebo burburka diyaaradan.Laamaha amniga degmada Caabudwaaq ayaa gaaray halka shilka uu ka dhacay, waxa ay hadda ay baaritaano ku waddaan waxyaabaha keenay shilka.Maalmihii lasoo dhaafay ayaa degmada Caabudwaaq waxaa ka taagnaa khilaaf ka dhashay cida keenaysa qaadka Kenya. Faahfaahin diyaarad ku dhacday duleedka degmada Caabudwaaq was last modified: December 17th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan next post Gudoomiyaha golaha Shacabka oo shaaciyay xilliga la qaban doono dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed You may also like DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 29/07/2019 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 01/09/2021 DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka Warsan 18/03/2020 Raysal wasaaraha Soomaaliya oo maanta la kulan la qaatay Safiirka wadanka UK 20/09/2021 Dhageyso: Barnaamijka Dhalanyarada Idaacada Warsan 19/06/2023 Maamulka Puntland oo ka soo horjeesatay shirka beri u furmaya Madaxda DF iyo Somaliland 14/06/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 08/08/2020 Wasiirka Arrimaha dibadda XFS oo gaaray dalka Suudaan 28/02/2020 Howlgal laga sameeyay Xaafado katirsan Magaalada Baraawe 21/03/2022 Joe Biden oo saxiixay wareegtooyin Madaxweyne 21/01/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.