Cabdirashiid Janan & Mas’uuliyiin kale oo abaabul xoogan ka wada Gobolka Gedo written by Warsan Radio 18/12/2022 Wasiirkii hore ee Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, Xildhibaan Senoter Fartaag iyo mas’uuliyiin kale ayaa kulan gaar ah ku yeeshay degmada Doolow ee Gobolka Gedo.Mas’uuliyiintaan oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa gobolka gedo ayaa kulankooda waxaa ay kaga hadleen xaaladda amni ee Gobolka Gedo iyo sidii loo bilaabi lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.Sidoo kale mas’uuliyiinta ayaa wadatashi dher ka yeelannay sidii Gobolka gedo looga abaabuli lahaa Ciidamada macawiisleyda si ay gobolka Gedo uga bilaabaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab si lamid ah Gobolada kale ee dalka.Wasiirkii hore ee Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, Xildhibaan Senoter Fartaag iyo mas’uuliyiinta kale oo Gobolka Gedo dhinaca Kenya kasoo galay ayaa imaanshahooda Gobolka xiisad ay ka dhalatay, wallow hadda la xaliyay. Cabdirashiid Janan & Mas’uuliyiin kale oo abaabul xoogan ka wada Gobolka Gedo was last modified: December 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu dilay Saraakiil & Xubno katirsan Al-Shabaab next post Maamulka Degmda Wajid Oo Baaq Udiray Wasarada Biyaha KGS. You may also like Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb 19/07/2020 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 16/11/2023 Xukun dil ah oo lagu riday Askari dilay Askari kale 02/09/2023 Ciidamada ATMIS oo howlgal miino baaris ah ka sameeyay duleedka Kismaayo 20/11/2022 Dowladda Maraykanka oo digniin culus u jeedisay cid kasta oo carqaladaysa doorashooyinka soo socda 10/10/2020 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 12/05/2022 Xoolo nool oo laga soo furtay Al-shabaab 23/02/2020 Soomaaliya ayaa Maanta la soo gaarsiiyay Deeq Daawo ah 10/12/2021 Xoghayaha guud ee QM oo Adduunka uga digay khatarta dagaal qabow oo ku soo wajahan 23/09/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 18/08/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.