Booliska Nigeria oo lagu eedeeyay toogashada haaweeney xaamilo ah written by Warsan Radio 28/12/2022 Booliska Nigeria ayaa sheegay inay baarayaan askari dilay haweeney qareen aheyd, isla markaan xaamilo aheyd, oo aan hubeysneyn kadib markii ay ka soo baxday kaniisadda Christmas-kii.Afhayeen u hadlay booliiska magaalada Lagos ayaa wacad ku maray in baaritaanku uu noqon doono mid degdeg ah laakiin dadka dhaleeceeya ayaa sheegaya in mas’uuliyiinta Nigeria aysan wax weyn ka sameyn si ay u joojiyaan naxariis darrada booliiska ee dhaliyay mudaaharaadyada 2020-ka. Booliska Nigeria oo lagu eedeeyay toogashada haaweeney xaamilo ah was last modified: December 28th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Diyaaradda Ethiopian Airlines oo dib u bilaabaysa duulimaadyadii gobolka Tigray next post Wufuud uu kamid yahay Madaxweynaha Jabuuti oo kusoo wajahan Muqdisho You may also like Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 22/09/2020 Akhriso: Aqalka sare oo si diiran u soo dhoweeyay War murtiyeedka Shirka Dhuusamareeb 13/07/2020 Shiinaha oo si adag uga horyimi xiriika Somaliland iyo Taiwan 19/08/2020 Video Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyay shir madaxeedka midowga Africa 28/01/2018 Akhriso:-Qarax Sababay dhimasho iyo Dhaawac ayaa maanta ka dhacay degmada Baardheere 02/02/2019 Dhageyso;- Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan 10/09/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 08/01/2021 Dhageyso:-Warka duhurnimo ee Idaacada Warsan 17/08/2021 Dagaal Xoogan Oo Goordhow ka Bilowdey Magaalada Dhuuso mareeb 01/07/2020 Dagaal beeleed ka soo cusbaanaday deegaan ka tirsan degmada Matabaan 14/12/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.