Ruushka & Ukraine oo mar kale is-dhaafsaday Maxaabiis dagaal written by Warsan Radio 01/01/2023 Qeyb kale oo Maxaabiis ayey labada dhinac isweydaarsadeen lagu soo beegay bilashada sanadka cusub ee 2023-ka tirsiga Taariikhda Maaliyadda.Qoraal uu Andriy Yermak oo ah Madaxa Xafiiska Madaxweynaha Ukraine Andriy dhigay Barta Telegram ayuu ku sheegay inay Raashiya soo daayeen 140 Maxaabiis Reer Ukraine ah, kuwaasi oo maanta dib ugu soo qabtay dalkooda Hooyo.Maxaabiistaasi waxay kala ahaayeen 132 rag iyo 8 haween, kuwaasi oo ku dhaawacmay, lana qabtay xilligii ay difaacayeen magaallada Mariupol iyo Jesiirada Zmiyiny island.Dhanka kale, Wasaaradda Difaaca ee Raashiya waxay shaacisay in la soo daayey 82 Askar Raashiyaan, kuwaasi oo Maxaabiis u ahaa Ukraine.Hadal-qoraal oo ay Wasaaradda Difaaca Raashiya soo saartay ayaa lagu sheegay in Wada-xaajood laga galay Maxaabiista la isweydaarsaday oo lagu soo beegay sanadka cusub ee 2023-ka.Isweydaarsiga Maxaabista labada dhinac waa kii 3-aad ee bishan oo keliya la sii daayey, , iyadoo bishan 6-dii la sii daayey 60 askar Ukraine ah, halka bishan 6-dii iyagana la sii daayey 50 Askar Raashiyaan ah. Ruushka & Ukraine oo mar kale is-dhaafsaday Maxaabiis dagaal was last modified: January 1st, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan next post Guddoomiye Madaale “Dadka Muqdisho Canshuur Ayaa Laga Qadaa Hadana Looguma Adeego” You may also like Dhageyso:-Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada 05/02/2021 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 08/01/2019 SAWIRO:Wasaarada Tamarta Iyo Qeyraadka Biyaha KG Oo Ay Waddo Dadaalo Ceelala Lagaga Hirgalinaayo Degaanada KGS. 01/11/2019 Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Mali Soumeylou Boubèye Oo Geeriyooday Isagoo 67 Jir Ah 22/03/2022 Dhageyso:-Ayax baabi’iyay beero ku yaalla deegaanka Geedweyne ee gobolka gedo 30/12/2019 Dhageyso:-Tartan Habeenkii koowaad ee ramadaan ka Xaafadaha Kalaeh Hurseed A iyoToowfiiq B 28/05/2017 Faahfaahino ka soo baxaya dagaal saaka ka dhacay degmada Balcad 04/06/2020 Maamulka Puntlandoo maanta qorsheynaysa inay go’aan cad ka qaadato sharciyadii uu meel mariyay barlamaanka Soomaaliya 29/06/2020 Suxufi Caan Ah Oo Geeriyooday Isaga Oo Tebinayey Ciyaartii Argentina Iyo Netherland 10/12/2022 Faah faahin kasoo baxeysa Weerar iyo Dil ka dhacay Magaalada Boosaaso 11/02/2024 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.