Ukraine oo daroon ku duqeysay xarun Tamarta ee gudaha dalka Ruushka written by Warsan Radio 03/01/2023 Ciiddanka Ukraine waxay Diyaarad nooca Daroonka ku duqeeyeen Xarun Koranto oo ku taalla Gobalka Bryansk ee dalka Raashiya, taas oo keeneysa in uu sii xoogeysto dagaalka u dhaxeeya labada dal.Qoraal uu Aleksandr Bogomaz soo dhigay Barta uu ku leeyahay Telegram waxa uu ku xusay inay Diyaarad Daroonka beegsatay Xarunta Korantada ee Degmadda Klimovsky oo u dhow xuduudka ay wadaagaan Raashiya iyo Ukraine.Waxa uu intaasi ku daray inaysan jirin khasaaro nafeed, inkastoo uu dab ka kacay Xarunta Korantada ee la duqeeyey.Alaleksandr Bogomaz waxa kale oo uu sheegay inay Duqeyntaasi koronto la’aan ka dhigtay tuullo u dhow goobta la duqeeyey, iyadoo Isbitaal iyo xarumo kale oo muhiim ah loo xiriiriyey layn koronto oo kayd ahaa.Tan iyo markii uu bilowday Duullaankii Raashiya ku galeen dalka Ukraine bishii February 24-dii ee sanadkii hore waxay Ciiddanka Ukraine qaadeen tiro weeraro Madaafiic iyo Daroonis ah, oo ay la beegsadeen Goballada Raashiya ee Bryansk, Belgorod iyo Kursk ee u dhow xuduudka labada Waddan. Ukraine oo daroon ku duqeysay xarun Tamarta ee gudaha dalka Ruushka was last modified: January 3rd, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ciidamo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Gobolka Mudug next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Hoggaamiyaha Tigrayga ” Dhimasho ayaan diyaar u nahay 24/11/2020 Shirka Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada oo maanta ka furmaya Dhuusamareeb 20/07/2020 Dhageyso;- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 10aad 09/08/2022 Daawo {Vedio} Wasiir ku xigeenka Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Pro C/laahi Sheekh Cali Qaloocow iyo Wafdi uu Hogaaminayo Ayaa maanta Waxa ay Gaareen Magaalada Beydhabo. 14/08/2016 Golaha Wasiirada Oo Cambaareeyay Isku Daygii Afgambi Ee Lagu Qaaday Xafiiska RW Rooble 31/12/2021 Soomaaliya oo tallaabo kale u qaaday geedi-socodka deyn cafinta 25/09/2020 Faah faahin:-Qarax Khasaaro geystay oo Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho 18/07/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan 13/05/2022 Shirka Wada-tashiga Qorshe howleedka 2021-2022 oo ka furmay Baydhabo 22/11/2021 Sanataro ka soo hor jeestay Warqadii uu soo saaray Guddoomiyaha Aqalka Sare 24/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.