
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Shariif sheikh Axmed ayaa si xoogan uga hadlay colaad Beeleedyada kajira degaannada hoostaga degmada Cadalle, sigaar ah dilka loo geystay Macalinka Dugsi Qur’aan iyo Ardaydiisa.Qoraal uu Sheekh Shariif soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku cambaareeyay dilkaas, isaga oo sheegay in tallaabo laga qaado maleeshiyaadka dilalka ka geysta degaannada Gobolka Shabeellaha dhexe.Hoos Ka Akhriso Shariif sheikh AxmedAllah ha u naxariisto inti ku geeriyootay colaadda ka soo cusboonaatay deegaanno hoos taga gobolka Sh/dhexe.Waa wax aad looga xumaado in ay soo laabato colaadda u dhaxeysa dadka walaalaha, si adag ayaan u cambaaraynaynaa, waxaana ku baaqaynaa in deg deg loo joojiyo is dilka dadka ehelka ah.Waxaa nasiib darro wayn ah in maalin walba la dilo dad aan waxba galabsan lana daadiyo dhiigga qof muslim ah iyadoo dadaal lugu bixinaayay nabadda iyo dib u heshiisiinta loo fadhiyo muddada dheer si loo soo afjaro xaaladaha colaadeed.Waxaan ku baaqaynaa in sharciga la hor geeyo dambiilayaasha iyadoo la tix gelinaayo baaqii Cadale ee 25-kii November 2022, waxaan sii laba jibbaari doonnaa dadaalladii aan horey u wadnay ee ahaa sidii xal waara looga gaari lahaa dagaal beeleedyada ku soo laa laabtay deegaanka, kamana daali doonno nabadaynta iyo heshiisiinta beelaha walaalaha ah.

2 comments
GSA Link List https://runs.linkstrategyguide.com/page/scaling-global-seo-projects-safely
After the long wait, I am thrilled that Rainbow Fentanyl Vendor (Rainbowfentanylvendor.com) has finally returned. Everyone in the community missed this place; it was truly the best back in the day. I just placed an order for fentanyl, and it arrived promptly. It is clear that the team behind the site knows what they are doing. I’m glad to be back as a regular customer. I Read some rumors as they now, act as brokers, they monitor every transaction, and keep payments in escrow. If Package does not Arrive, they refund or ask another vendor to ship the package. I love these guys they love their customers so much. With this, no one will ever get scammed.