
Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Mudane Sharmarke Mohamed Kulow ayaa si guud ugu war bixiyey baahiyaha shaqaalaha ay u qabaan kobcinta aqoontooda iyo xirafadooda shaqo.
Agaasime bashiir ayaa ka mahadceliyay sida diiran loogu soo dhoweeyay xafiiska Guddiga iyo Guud ahaan Magaalada Baydhabo, isagoo timaamay in maalmaha ay joogaan ay si daah-furan u aruurin doonaan xogaha la xariira baahiyaha shaqaalaha ee dhanka kobcintooda xirfadeed.
