Muqdisho ayaa martigelisay bandhig dhaqameed lagu soo bandhigay hodantinimada dhaqanka Soomaaliyeed, sidoo kalena dhalinyaro ayaa loo diyaariyey inay noqdaan model. Mogadishu hosted a cultural exhibition celebrating the richness of Somali heritage. Youth were also trained and featured as models, showcasing the vibrancy of the next generation.
