International Workers’ Day was celebrated in Mogadishu today. What does Law No. 36 say about working women’s rights? Here’s an explanation from Suaad Abdullahi, Director of Legal Affairs at the Ministry of Labour. Waxaa maanta Muqdisho laga xusay Maalinta Shaqaalaha Adduunka. Haddaba, xuquuq noocee ah ayuu Sharci Lr. 36 siinayaa haweenka shaqeeya? Sucaad C/laahi, Agaasimaha Waaxda Sharciyada iyo Xiriirka Shaqaalaha ee Wasaaradda Shaqada, ayaa sharxaysa.#somalia #mogadishu #labourday #internationalworkersday
Bilan Media
Parasites Are in Somalia’s Top 10 Most Dangerous Diseases! (Interview with Dr. Jalaluddi
World Parasites Day: Parasites pose a danger to the community and are among the top ten most threatening diseases in Somalia. An interview with the Director of the Health Insurance Agency, Dr. Jalaluddin. Maalinta Duumada Adduunka: Duumada ayaa halis ku ah bulshada, laguna daray tobanka cudur ee ugu halista badan ee Soomaaliya. Wareysi lala yeeshay Agaasimaha Hay’adda Caymiska Caafimaadka, Dr. Jalaaludiin.#somalia #worldmalariaday #mogadishu
Sumayo Daahir is a young woman who raises awareness among women on how to support themselves when facing mental health challenges. Sumayo Daahir waa gabar wacyigelisa haweenka si ay u bartaan sida ay naftooda u taageeri karaan marka ay wajahayaan xaalado caafimaadka maskaxda.#mentalhealthawareness #womenempowerment
“In Dhusamareb and Guriceel, 73 girls have received free university education provided by the Ministry of Education of Somalia. In total, this opportunity is intended for 300 girls across the regions of the country.” Dhusamareb iyo Guriceel, 73 gabdhood ayaa helay waxbarasho jaamacadeed oo bilaash ah oo ay bixisay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya. Guud ahaan, fursaddan waxaa loogu talagalay 300 gabdhood oo gobollada dalka ku kala sugan.#GirlsEducation#WomenEmpowerment
Shilling-ka Soomaaliga Oo La Soo Celiyay – Suuqyadii Oo Dib U Furmay Kadib Hakad Dhowr Maalmood Ah
Lacagta Shilling-ka Soomaaliga ayaa dib loogu soo celiyey suuqyada ka dib maalmo la hakiyeey isticmaalkiisa. The Somali Shilling has been reintroduced to the markets after its use was suspended for several days.#ShilinSoomaali or #DibLoosooCeliyay
Galmudug oo Bilowday Dagaal ka dhan ah Gudniinka Fircooniga ah – Wacyigelin Degdeg ah
Wasaaradda Haweenka Galmudug ayaa bilowday wacyigelin ku saabsan joojinta gudniinka fircooniga ah, si loo dhaqan geliyo sharciga gudniinka ka dhanka ah ee la ansixiyay. The Ministry of Women of Galmudug has launched an awareness campaign on stopping pharaonic circumcision (Female Genital Mutilation – FGM), to implement the anti-FGM law that was approved.
Si Bilan ay u gaarto gobollada dalka, waxaa sanadkii tagay la tababaray illaa toban gabdhood oo saxafiyiin ah oo ka kala socda maamul-goboleedyada, iyada oo la siiyay fursad ay ku sameyn karaan sheekooyin. To help Bilan reach regions across the country, up to ten female journalists from different federal member states were trained last year and allowed to produce stories.
Macallimaddii uu baray luuqadaha dadka maqalka naafo ka ah, Muuse Axmed, ayaa hadda baraya luuqadda in ka badan 600 arday oo maqalka naafo ah. The teacher who learned sign language, Muuse Axmed, is now teaching it to more than 600 hearing-impaired students.
Waxay ka shaqeysaa shaqo aan hore loogu arkin dumarka, si ay u dabarto nolosha qoyskeeda. Waa sheekada Faadumo Axmed, oo ah hooyo saddex carruur ah haysata. She works in a job women have not traditionally done to support her family’s livelihood. This is the story of Faadumo Axmed, a mother of three.
Maxay yihiin caqabadaha ay wajahayaan haweenka ka shaqeeya bilic soo celinta Gobolka Banaadir? “What are the challenges faced by women engaged in street cleaning in the Banadir Region?”
Waxay ka shaqeysaa shaqo aan hore loogu arkin dumarka, si ay u dabarto nolosha qoyskeeda. Waa sheekada Faadumo Axmed, oo ah hooyo saddex carruur ah haysata. She works in a job women have not traditionally done to support her family’s livelihood. This is the story of Faadumo Axmed, a mother of three.









