Isdiiwaangelinta qasabka ah ee doorashooyinka waxay dhalisay dareen is-khilaafsan oo ka dhex jira shacabka Soomaaliyeed. Qaar waxay u arkaan tallaabo lagama maarmaan ah oo lagu xaqiijinayo hufnaanta iyo mas’uuliyadda dowladnimo, halka qaar kalena ay u arkaan cabburin iyo xadgudub ku ah xorriyadooda.
The implementation of mandatory voter registration has elicited mixed reactions among the Somali population. For some, it is seen as a vital step toward strengthening democratic accountability and improving access to public services. However, others perceive it as an imposition that infringes upon their personal freedoms.
