Muqdisho oo martigelisay horyaalka ugu horreeya ee kubadda cagta haweenka, ayaa gabdhaha Soomaaliyeed ee jecel ciyaarta kubadda cagta si weyn u soo dhaweeyeen horyaalka haweenka. Mogadishu hosted the inaugural women’s football league, warmly welcomed by Somali girls passionate about the sport.
