Baydhabo-{WMN}-Wasiirka wasaaradda caafimaadka Uganda ayaa sheegay inuu geeriyooday dhaktar u dhashay dalka Tanzania oo wax ka baranayay dalkaasi, kaddib markii uu haleelay xannuunka Ebola.Dhaqtarkaas ayaa noqonaya shaqaalaha labaad ee caafimaad…
Author
ATEERA
Dowlada Federaalka Somalia oo shaacisay in la dilay ninkii bedeli lahaa hogaamiyaha Al-Shabaab
written by ATEERA
Baydhabo-{WMN}-Dowlada Somalia ayaa shaacisay caawa in Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda caalamiga ah lagu dilay hogaamiye sare oo ka tirsanaa Al-shabaab. Hawlgalkan ayaa ka dhacay…
Hogaamiyihii Afgembiga Kula Wareegay Burkina Faso Oo Taageerayaashooda Baaq U Diray
written by ATEERA
Baydhabo-{WMN}-Horggaamiyaha horkacayeyy inqilaabka militari ee ka dhacay dalka Burkina Faso ayaa shacabka ka codsaday in ay joojiyaan dibbadbaxyada ay ka hordigayaan safaraadda Faransiiska Gelinkii hore ee shalay ayaa ciidamada Ammaanka…
Militeriga Somalia oo Abaabulka dagaal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka bilaawday Muqdisho & Shabellaha Dhexe
written by ATEERA
Baydhabo-{WMN}-Magaalada Muqdisho waxa ka ambabaxay Ciidamo aad u farabadan oo kamid ah Millateriga Soomaaliya, kuwaas oo gaaray degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe Ciidamadanan maalmihii la soo dhaafay qabaan qabadoda ay…









