baydhabo(WOB)dhageyso Barnaamijka Waasan Iyo Warsan Ee Idaacada Warsan Radio Ee Magalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay Ee Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya.16 07 2016Waxaa Soo Jedinayaa Wariye Faysal Dhaayow Xuseen Farsamadii Wariye Siidcali…
Author
ATEERA
Muqdisho(WRB) Maamulka Gobolka Banaadir ee Dowladda Somaliya ayaa sheegay maanta Magaalada Muqdisho inuu ka dhacaayo Banaanbax ballaaran oo lagu taageeraayo Dowladda Turkiga. Banaanbaxan ayaa waxaa isugu imaanaya Bulsho ka imaanaysa…
Daawo+Sawiro:Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlay afgambiga fashilmay ee Millateriga dalkiisa la doonayeen
written by ATEERA
Ankara(WRB) Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa ka hadlay Afgambiga fashilmay ee Millateriga dalkiisa ay la damacsanaayeen inay ku sameeyaan guud ahaan dalkaasi Turkiga. Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ka soo…
Goof-gaduud shabeelow(WRB)Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed ayaa waxa ay howlgallo culus ay ka wadaan deegaanka Goof-gaduud oo ka tirsan gobolka Bay. Deegaanka Goof-gaduud ayaa waxaa Sedex maalin kahor ku…





