WRB:Ciidanka dowlada federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyey deegaanka Baladul Amiin ee gobolka Shabeelaha Hoose. Ciidamada iskaashanaya ayaa howlgalkooda si gaar ah uga fuliyey…
WRB:Saraakiil ciidan oo ka socota dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa lagu wadaa in maanta ay gaaraan magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose. Saraakiishan ayaa ka amba baxaya magaalada Muqdisho,…
WRB:Madaxweyne Dowlada Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo kula hadlay taageerayaal badan oo isugu soo baxay banaanbaxyo afaafka hore ee dhismaha Xarunta baarlamaanka ayaa Maraykanka ka dalbaday in uu usoo gacan…
WRB:Tababare Jose Mourinho ayaa doonaya inuu gacanta ku soo dhigo daafac midig ee reer Brazil ee u ciyaara kooxda Faransiiska ee Monaco Fabinho isagoo kula soo wareegaya heshiis 22 milyan…
WRB:Thierry Henry ayaa qirtay inuu weli ku riyoonayo inuu maalin uun tababare ka noqdo Arsenal. Halyeeyga Arsenal ayaa ka tagay shaqadiisii tababarenimo ee akadeemiga kooxda Arsenal ka dib markii uu…
WRB:Tababaraha cusub ee kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa aaminsan inuu ka caawin karo xiddigaha sida Eden Hazard inay gaaraan heerka Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi. Conte oo kooxdiisa ay guuldarro…
WRB: Real Madrid iyo Barcelona ayaa ku dagaalamaya saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Valencia Andre Gomes sida lagu qoray jariirada ka soo baxda Madrid ee AS. Los Blancos ayaa soo…
WRB:Waxaa si hamsami leh Garoonka Kubadda cagta ee Banaadir satadium uga soconaya tartanka kubadda cagta ee maamul goboleedyada dalka ka jira, iyadoo Jimcihii la soo dhaafay uu daah furay tartankaasi…