WRB:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagey xerada ciidammada gaarka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee degaanka Balli…
Author
ATEERA
Golaha Wasiirada oo guddi u xil saaray inay xog ka keenaan dadkii ay AMISOM ku leysay Gobolka Bay
written by ATEERA
WRB:Gollaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan, waxaana shir gudoomiyay Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka, Maxamed Cumar Carte. Kulankan, ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin qorshaha amniga doorashooyinka,…
WRB:Wararka ka imaanaya Koofurta Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Galmudug uu isku dhiibay Sargaal ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo lagu Magacaabo Maxamed Daahir “Timo-jilic”. Sargaalkaan lagu…
WRB:Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa la xaqiijiyey in ay maanta soo gaari doonaan magaalada Muqdisho, si ay uga qeyb galaan ciyaarta Finalka Tartanka maamul goboleedyada dalka oo dhexmari doonta Xulalka Puntland iyo…










