WRB:Shaqaalihii u danbeeyay ee Turkey ah ee ka howlgali jiray cisbitaalka Deva oo ay maamusho hay’adda Nile ayaa maanta ka baxay magaalada Muqdisho. Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo dhawaan Shaqaalihii…
Author
ATEERA
WRB:Shirka Hogaamiyeyaasha Jaamacadda Carabta ayaa maanta uu ka furmay caasimada dalka Mauratania ,waxaana ka qeyb galaya hogamiyeyaal badan oo ka socda Wadamada Jamacadda carabta. Shirka qodobada looga hadlayo, waxaa ka…
WRB:Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa shalay gaaray Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad, Wasiirka Amniga Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed, Xildhibaano iyo…
WRB:Isku soo bax ballaaran, ayaa waxaa uu Axadii ka dhacay Magaalada Istanbul ee Wadanka Turkiga, kaasoo lagu taageeraayay dimoqraadiyadda, halka lagu cambaareeyay isku deygii afgambi ee dhicisoobay. Bannaanbaxaan, ayaa waxaa…










