Berdaale(WRB)Dadka Ku Godoonsan Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Ayaa Xiligaani Waxaa Ay Kacawanayaan Xaalado Caafimaadaro Ah Iyadoo Hada Degmdaasi Ay Kadilaacmeen Cuduro Kala Duwan Oo Wada Saameyey Dadka iyo Xoolaha…
ATEERA
Madaxweynaha: “Ciyaaraha waxay gacan ka geystaan dib u heshiisiinta iyo is-dhexgalka bulshada
Muqdisho(WRB)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in qabsoomidda cayaarihii dowlad goboleedyada ee dhowaan lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho ay muujinayaan horumarka laga gaarey dib u heshiisiinta,…
Deyniile(WRB)Maamulka degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa ka hadlay xaalada amni ee degmada Deyniile. Xoghayaha maamulka degmada Deyniile Mahad Maxamed Shiraawe oo la hadlay Warsanradio ayaa sheegay in amniga degmada…
(WRB)Maamulka Puntland ayaa beeniyay in waxgarad iyo siyaasiin ka soo jeeda maamulka Puntland ay heshiis la gaareen maamulka Somaliland oo ay ku dagaalameen gobolka Sanaag. Wasiirka wasaarada Warfaafinta maamulka Puntland…
(WRB)Donald Trump, Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Mareykanka, ayaa Dowladda Ruushka ugu yeeray in ay jabsato Emiladii Hillary Clinton, ay adeegsatay xilligii ay ahayd Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka. Donald Trump, ayaa Musharaxa…










