(WRB)Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ku eedeeyay Dowladda Federalka Somaliya inay ku fashilantay dhanka Siyaasada iyo Suggida ammaanka. Farmaajo ayaa sheegay Dowladda in laga doonaayay…
Author
ATEERA
Muqdisho(WRB)Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya maxkamadeynta ciidamo ka tirsan AMISOM, oo horey ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ay soo qabteen iyaga oo iibinaya raashin iyo shidaal loogu talo galay AMISOM. Ciidamada…
HAMBALYO: MAAMULAHA LABAAD EE SHIRKADA AFGAAY TECHNOLOGY IYO MARWADIISA OO UU WIIL UGU DHASHAY DALKA HOLLAND
written by ATEERA
Heerenveen(WRB)- Maamulaha labaad ee shirkada Afgaay Technology It design Maxamed Ibraahim Cali iyo marwadiisa Faadumo Ibraahim Xuseen ayaa waxa uu wiil ugu dhashay magaalada Heerenveen ee dalka Holland taariikhdu markay…








