Muqdisho(WRB)Shirka Madasha Wadatashiga hoggaamiyeyaasha Qaranka oo ay ku mideysan yihiin hoggaanka dowladda Dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira ayaa galay maalintii labaad waxaana maanta diiradda lagu saarayaa arrimaha doorashooyinka…
Author
ATEERA
Mareykanka(WRB)Wasaarada arimaha dibada dowladda mareykanka ayaa markale sheegtay in ay taageereyso Doorashada sanadkan la filayo in ay dalka ka dhacdo. War ka soo baxay xafiiska xoghaya wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka…
Jigijiga(WRB)Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan la qaatay golaha wasiirada dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya. kulanka ay wada qaateen madaxweynaha Soomaaliya iyo sidoo kale golaha wasiirada dowlad…
Jigjiga(WRB)Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar booqasho ku jooga magaalada Jigjiga ee caasimadda Dowlad Degaanka Soomaalida Ethiopia ayaa waxa uu kulamo la qaatay Odayaasha Dhaqanka iyo…










