Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa howgallo ay sameeyeen degmada Dharkeenleey ee gobolka Banaadir waxa ay ku soo qabteen dad lagu tuhmaayo in ay xiriir la leeyihiin ururka Al-Shabaab. Afhayeenka Wasaarada amniga…
Author
ATEERA
Ciidamada ammaanka Dowladda Federalka Somaliya oo howlgalo ammaanka lagu xaqiijinaayay xalay ka sameeyay Degmada Dharkiinley ee Magaalada Muqdisho, ayaa gacanta ku dhigay labo ruux oo Shabaab lala xiriirinaayo. Labadan ruux…
Olole ballaaran oo ah tallaalka xannuunka dabeysha ayaa maanta ka bilowday dalka Afghanistan. Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhallaanka ee UNICEF oo kaashaneysa dowladda Afghanistan ayaa dooneysa in tallaalkan uu…










