Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka Dacdooyinka Caalamka oo aqrinayo C/raxman Ahmed Mohamed (Oday)
ATEERA
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmo Xeebeedka Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyay Degmada Cadale Xildhibaano,…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 15aad waxaa looga hadlayaSida loo jaangooyo qiimaha ay tahay inaad badeecadahaaga ku iibiso .barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye;…
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Macdanta iyo Batroolka Xildhibaan Abdirisak Cumar iyo Gudoomiye ku xigeynka 1-aad ee Aqalka hoose Marwa sacdiya Yasiin iyo Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraale oo kusii Jeeda Jiida Hore ee Dagaalka…
Madaxweynaha soomaliya Xasan Sheekh oo ka hadlay Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Dalka Turkiga
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan iyo Xukuumadda dalkaas u diray dhambaal tacsi ah oo ku saabsan muwaadiniinta ku geeriyooday qaraxa ka…










