Baydhabo-{WMN}- Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka, Haweenka Iyo Dhinyarada Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Ugu horeyn waxaa kulanka ka…
ATEERA
Madaxweyne Erdogan oo ogolaaday qorshaha Putin ee ah in Turkigu uu xarun qaybisa u noqdo gaasta dabiiciga ah
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha DalkTurkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa saxiixay qorshaha madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ee uu ku doonayo in Turkigu uu xarun u noqdo gaasta dabiiciga ah ee Ruushka. Erdogan ayaa sheegay…
Dowlada Federaalka somaaliya Oo Ogolaatay Heshiiskii Shidaalka Ee Lala Galay Shirkadda Coastline Exploration
Baydhabo-{WMN}- Dawladda Soomaaliya ayaa ogolaatay heshiisyadii dhammaystirka wadaagga wax-soosaarka Shidaalka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkadda Coastline Exploration, si loogu saleeyo danta dalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la kaashatay…
Baydhabo-{WMN}- Shirkadda fadhigeedu yahay Mareykanka ee Coastline ayaa faahfaahin ka bixisay heshiiskii ay la gashay dowladda Soomaaliya, kaas oo xalay lagu saxiixay Magaalada, isla markaana ahaa mid uu muran horay u…
Baydhowy-{WMN}- Hoos;- Ka dhageyso;- Barnaamijka Hampalyada iyo salaamaha ee Idaacada Warsan Waxaana Soo jeedinayaa Wariye Maxamuud nuunow maclin jiidow iyo Wariye Qasim Maxamed Dhageyso;- Barnaamijka Hampalyada iyo Salaamaha ee Idaacada warsan…










