Baydhowy-{WMN}- Waxa maanta xariga laga jaray dekadda Garacad halkaas oo ku sugnaayeen ku masuuliyiin, ganacsato iyo dad rayid ahiba kuwaas oo doonaya in ay goob joog ka ahaa mashruucaa lagu tilmaamay…
Author
ATEERA
Qodobo Soomaaliya u daneynaya oo laga soo saaray Shirkii Wasiirada Caddaalada ee Jaamacadda Carabta
written by ATEERA
Baydhowy-{WMN}-Kalfadhigii 38aad ee Wasiirada Arrimaha Caddaaladda ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Ifran ee dalka Boqortooyada Marooko. Wasiirada Cadaalada Ururka Jaamacadda Carabta ayaa soo saaray qaraaro muhiim ah ku saabsan la…
Sawiro;- Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Saraakiil Ciidaan Oo Soo Gaaray Degmada Maxaas ee G.Hiiraan.
written by ATEERA
Waxaa Goordhow Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Gaaray Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada xooga Dalka Soomaaliya. Xubnaha wafdigan ayaa ka koobnaa Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraale…










