NAAXIYOW — Wararka laga helayo deegaanka Naaxiyow, oo hoostaga Dolondoola ee gobolka Bay, ayaa sheegaya in halkaasi lagu fuliyey howlgal culus oo dhanka cirka ah, kaas oo lagu bartilmaameedsaday goob…
HAJI
Magaalada Muqdisho oo marti gelin doonta Madasha Qaran ee Isgaarsiinta Istiraatiijiga xiriirka warbaahinta ah 2026.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay in magaalada Muqdisho lagu qaban doono Madasha Qaran ee Isgaarsiinta Istiraatiijiga ah 2026, taas…
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay odeyaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray…
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sarreeye Guuto Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirrada Amniga ee Dowlad-goboleedyada Koonfur Galbeed, Galmudug, Hirshabeelle iyo Waqooyi Bari. Wasiirrada…
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa looga hadlay dadaallada Soomaaliya…










