Muqdisho: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Eng. Maxamed Xasan Cabdulle, ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay guddoomiyay kulamo farsamo oo looga hadlayay hirgelinta Nidaamka Maareynta…
Author
HAJI
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaranka ee Amniga Gudaha, oo diiradda lagu saarayo qiimeynta xaaladda amniga dalka, isku-dubbaridka hay’adaha amniga iyo…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Belgrade kula kulmay madaxda Serbia, Ghana, azerbijan iyo madax kale.
written by HAJI
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Belgrade ee dalka Serbia kula yeeshay kulamo laba geesood ah Madaxweynaha Serbia, Aleksandar Vučić, iyo Madaxweynaha Ghana, John Dramani Mahama iyo…







