Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgallo milatari oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Soomaaliya iyo saaxiibada caalamka lagu dilay horjoogayaal sare oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, gaar…
HAJI
Madaxweynaha soomaaliya oo warbixin ka dhageystay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa warbixin guud ka dhageystay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas oo la xiriirtay…
AFHAYEENKA CUSUB MADAXTOOYADA KOONFUR GALBEED OO KA HADLAY XAALADDA GUUD EE DEEGAANNADA MAAMULKA XILKANNA LA WAREEGAY.
Afhayeenka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Ustaad Maxamed Sheekh Cabdullaahi (Xaayow), ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Baydhabo kaga hadlay xaaladda guud ee deegaannada maamulka Koonfur Galbeed. Afhayeenka…
Golaha Wakiillada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda Koonfur Galbeed, kadib markii Golaha loo soo bandhigay miisaaniyadda iyo qorshayaasha la xiriira maamulka maaliyadda. Miisaaniyadda waxaa Golaha hor…
Golaha Shacabka oo dhammaystiraya akhrinta koowaad ee Hindise Sharciyeedyada Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqda Carruurta.
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta mar kale hortagtay Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo laga dhammaystirayay akhrinta…
Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Wasiirka Difaaca Qatar oo ka wada hadlay iskaashiga amniga iyo difaaca.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Dooxa kulan kula yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Difaaca Dowladda Qatar, Mudane Sheekh Saud bin Abdulrahman bin Hassan…
Madaxweynaha Soomaaliya oo u safraya Serbia, kana qeyb galaya 65-guurada Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga ahayn
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr.Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta u safraya magaalada Belgrade ee dalka Serbia, halkaas oo uu ka bilaabayo booqasho shaqo oo muhiim ah. Madaxweynaha ayaa maalinta berri…










