Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Mudane Eng. Salah Shekh Osman u magacaabay La-taliyaha Sare ee Arrimaha Dib-u-dhiska Xafiiska Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed. Magacaabistan…
HAJI
Bangiga Adduunka iyo Bangiga Horumarinta Afrika oo ka digay hoos-u-dhac ku yimid dhaqaalaha Soomaaliya.
Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa wajahaya cadaadis isa soo taraya, iyadoo warbixinno cusub oo ay soo saareen Bangiga Adduunka iyo Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) ay muujinayaan hoos-u-dhac ku yimid kobaca dhaqaalaha, wax-iibsiga…
General Xaamud oo sidiiran loogu soo dhaweeyay Baydhaba iyo Ciidamo Gorgor ah oo la geeyay Magaalada.
Dowladda Federaalka ayaa ciidamo kale oo ka tirsan Kumaandooska Gorgor, waxay gaysay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Ciidamadan ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Shaati-gaduud, iyagoona la socday…
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada ee Koonfur Galbeed, oo dhawaan lagu sameeyey dib-u-casriyeyn…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda iyo Qorsheynta.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa kulan la yeeshay Guddiga Baarlamaanka ee Maaliyadda, Miisaaniyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda.…
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray…
GMXIQ oo kulan muhiim ah ku yeeshay Muqdisho, laguna dardargelinayo ilaalinta xuquuqda aadanaha.
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ) ayaa kulan ku yeeshay xarunta Guddiga, iyadoo looga hadlay dardargelinta howlaha mudnaanta u leh hay’adda iyo xoojinta doorkeeda ku aaddan ilaalinta, horumarinta iyo…
RA’IISUL WASAARE XAMSA OO QATAR KALA HADLAY XOOJINTA XIRIIRKA LABADA DAL IYO ARRIMAHA AMNIGA.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Dooxa kulan muhiim ah kula yeeshay dhiggiisa dalka Qatar, Mudane Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Bin Qaasim Al Taani,…










