Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Qoyska Boqortooyada Norway, Dowladda iyo shacabka dalkaasi, kaddib geeridii Boqor Harald V oo ku geeriyooday magaalada Oslo.…
HAJI
Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed oo Buurhakaba gaarsiisay in ka badan 800 kartoon oo RUTF ah
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, oo kaashanaysa Hay’adda UNICEF, ayaa degmada Buurhakaba ee gobolka Bay gaarsiisay sahay nafaqo oo loogu talagalay carruurta ka yar shanta…
Dowladda Itoobiya oo Digniin ka Soo Saartay Xawaaladaha Aan Laysanka Lahayn, Shirkado Soomaaliyeedna Liiska Lagu Daray.
Bangiga Qaranka Itoobiya (NBE) ayaa soo saaray digniin ku socota shacabka, qurba-joogta Itoobiya iyo dadka isticmaala adeegyada xawaaladaha, isagoo sheegay in la mamnuucay isticmaalka shirkadaha xawaaladaha iyo adeeg-bixiyeyaasha lacagaha ee…
Taliska Qaybta 60aad oo ciidamo hor leh gaynaya duleedka Baydhabo iyo ciidama cusub oo laga qoraayo Xudur iyo Afgooye
Saraakiisha Qaybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo hay’adaha amniga kala shaqeynaya dadaallada lagu adkeynayo amniga magaalada Baydhabo, ayaa ciidamo hor leh gaynaya duleedka magaalada. Baydhabo ayaa ah xarunta…
Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa beeniyay eedeymo sheegaya in isaga iyo ciidamada taabacsan ay xiriir ama iskaashi la leeyihiin maleeshiyada Al-Shabaab wareysi kabaxay barta youtubeka…










