Ra’iisul Wasaaraha Qatar ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda, Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, ayaa maanta oo Khamiis ah u ambabaxaya magaalada Tehran, halkaas oo uu kula kulmi doono madaxda Iran,…
HAJI
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Casuuntay 10-ka Arday ee Ugu Sarreeyay Imtixaanka Qaranka 2025–2026
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa casuumaad sharaf iyo dhiirrigelin ah u sameysay 10-ka arday ee ugu sarreeyay Imtixaanka Qaranka ee Sannad Dugsiyeedka 2025–2026. Munaasabadda ayaa ahayd mid lagu bogaadinayay dadaalka, kartida…
Wasiirka Warfaafinta soomaaliya oo soo xiray tababar ku saabsan doorka saxafiyiinta ee nabadda.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa magaalada Muqdisho kusoo gabagabeeyay tababar socday muddo afar maalmood ah, kaas oo diiradda lagu saarayay doorka saxafiyiinta ee dhismaha…
Sheekh Aadan Madoobe oo dhisaya ciidan ku filan maamulkiisa guud ahaan koonfur galbeed.
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa u jeedsanaya tababarka iyo xoojinta awoodda ee ciidamada ka hawlgala deegaanada Koonfur Galbeed. Hoggaamiyaha la doortay ee…
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Xarunta Dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Golaha Qaxootiga Norway (NRC), Mudane Jan Egeland. Kulanka ayaa diiradda…
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey Laba Heshiis oo Soomaaliya iyo Muritaaniya Dhexmaray.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagaga hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan sugidda amniga iyo la-dagaallanka Khawaarijta. Kulanka Golaha oo uu Shir guddoomiyey…
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha DKGS oo Baydhabo ku qabatay Dood-wadaag Bille ah oo ku Saabsan Nabad-dhisidda iyo Isku-xirka Bulshada
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo ku qabatay dood-wadaag furan oo bille ah, kaas oo diiradda lagu saaray kaalinta dhallinyarada ay ku leeyihiin nabad-dhisidda, xoojinta…
Shirweynaha Horumarinta Waxbarashada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo xoogga lagu saaray tayada xogta, maamulka macallimiinta iyo taya-dhowrka dugsiyada.
Baydhabo – Koonfur Galbeed Soomaaliya: Waxaa magaalada Baydhabo ka socda Shirweynaha Horumarinta Waxbarashada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaas oo diiradda lagu saarayo sidii loo xoojin lahaa nidaamka waxbarashada, kor loogu qaadi…
Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo Ka Shiray Arrimaha Maamulka, Amniga iyo Horumarinta
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira maamulka,…
WAR-MURTIYEED: Shirkii Horumarinta Waxbarashada Koonfur Galbeed oo lagu soo Gabagabeeyey Baydhabo.
Baydhabo, Koonfur Galbeed Soomaaliya: Waxaa magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyey shir looga hadlayay horumarinta waxbarashada iyo tayeynta nidaamka waxbarasho ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin…










