Guddoomiyaha Culimada Koonfur Galbeed, Sheekh Maxamuud, ayaa maanta khudbad ka jeediyey munaasabadda xuska dhalashada Suubbanaha Nabi Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay magaalada Baydhabo. Sheekha ayaa khudbaddiisa diiradda ku saaray muhiimadda…
HAJI
Soomaaliya iyo Shiinaha oo Muqdisho ku yeeshay Madasha Isku-xirka Ganacsiga iyo Maalgashiga.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha (Somalia–China Business Networking Forum), taas…
Mas’uulka sare ee Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP), Cindy McCain, ayaa booqasho ku tagtay Soomaaliya, iyadoo gaartay magaalada Buurhakaba ee gobolka Bay.
Xaaladda bani’aadannimo ee Soomaaliya ayaa gaartay heer aad u daran, iyadoo ay sii xoogeysanayaan saameynta isbeddelka cimilada, roobabka aan joogtada ahayn, abaaraha soo noqnoqda, hoos u dhaca maalgelinta gargaarka bani’aadannimo…
Munaasabado Lagu Xusayay Dhalashada Nabigeenna Muxammad (NNKH) oo Lagu Qabtay Xudur iyo deeganada gobalka bakool.
Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay dhalashada Suubbanaha Nabigeenna Muxammad (NNKH) ayaa maanta lagu qabtay magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool iyo dhamaan deeganada gobalka bakool. Munaasabadda ayaa waxaa ka qayb…
Wasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Farsamada
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka Qaranka ee sanadkan, iyadoo markii ugu horreysay natiijada ay qeyb ka yihiin ardayda wax ka barata Dugsiyada Farsamada.…
Wasiiradda Dowladda UK u qaabilsan Horumarinta Caalamiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka iyo Horumarinta (FCDO), Kirsty McNeill, ayaa kulan la yeelatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kaas…
Magaalada Baydhabo ayaa waxaa laga bilaabay qorista dhallinyaro cusub oo loo qaadanayo inay ka mid noqdaan Ciidamada Qalabka Sida.Wararka ayaa sheegaya in Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Koonfur…
Kulan Lagu Xoojinayo Isku-xirnaanta Hoggaanka Wasaaradda Warfaafinta koonfur galbeed oo ka qabsoomay xarunta wasaarada.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada, Mudane H.E. Nur Sidow Baba, Wasiir-ku-xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa yeeshay kulan shaqo oo looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta iyo isku-duwidda howlaha Wasaaradda.…










