Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad qalin-jabin ah oo lagu qabtay Mogadishu University, halkaas oo lagu maamuusay arday dhammaystay heerar kala duwan…
HAJI
Madaxweynaha Soomaaliya oo La Kulmay Ardaydii Ugu Sarreysay Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay ardaydii ugu sarreysay ee kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad ee dhowaan la shaaciyay. Madaxweynaha ayaa…
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Baydhabo si rasmi ah uga daahfuray Shirka Horumarinta Waxbarashada Koonfur Galbeed, kaas oo looga hadlayo sidii kor…
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magacaabay Guddoomiye Ku-xigeennada Gobolka Baay ee qaabilsan Qorshaynta, Nuunow Aadan Fargeeti iyo kan Arrimaha Bulshada Amiin Maxamed Faarax.…
Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed oo khudbad ka jeediyay Shirka Horumarinta Waxbarashada koonfur galbeed.
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Maxamed Osmaan Jiidow, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay daahfurka Shirka Horumarinta Waxbarashada Koonfur Galbeed, kaas oo…
Wasiir-dowlaha Waxbarashada XFS oo Ardayda Ku Bogaadiyey Guusha Waxbarasho ay kagaareen imtixaankii shahaadiga 2025/26.
Wasiir-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Nuuro Mustaf, ayaa hambalyo iyo bogaadin u jeediyey ardayda Soomaaliyeed ee maanta gaartay heerar kala duwan oo waxbarasho. Wasiir-dowlaha…










