Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda daahfurka Hindisaha Istaraatiijiga ah ee “Wariyayaasha Nabadda”, kaas oo uu fulinayo Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada…
HAJI
Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Ciidamada Milatariga Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), Sarreeye Gaas Mohammed bin Saeed Al-Moghedi, ayaa sheegay in wariyeyaashu ay yihiin shuraako muhiim ah oo kaalin weyn ka…
Xoghayaha Guud ee IMCTC oo Adkeeyey Doorka Warbaahinta ee La-dagaallanka Argagixisada (Daawo).
Muqdisho: Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), Sarreeye Gaas Duuliye Maxamed bin Saciid Al-Moghidi, ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda daahfurka Hindisaha Istaraatiijiga ah ee “Wariyayaasha…
Ambasadar Tuuryare: shirku wuxuu muhiim u yahay in la xoojiyo wada-shaqeynta iyo is-dhaafsiga khibradaha la xiriira amniga, ka hortagga xagjirnimada.
Shirkii Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada oo Muqdisho ka furmay ayaa xooga lagu saaray wacyo gelinta warbaahinta iyo dhalinyarada wacyi gelin guud loo sameeyo. Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee Guddiga Qaran ee Maareynta Khatarta Musiibooyinka Soomaaliya. Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray…
Saraakiisha Booliska iyo NISA oo Ka Qaybgalay Munaasabad Qalin-jabin ah oo Muqdisho Lagu Qabtay.
Madaxda hay’adaha amniga Soomaaliya, gaar ahaan Booliska Soomaaliyeed iyo Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA), ayaa ka qaybgalay munaasabad qalin-jabin ah oo magaalada Muqdisho loogu qabtay saraakiil iyo howlwadeennada amniga…
Wasiirrada Maaliyadda iyo Caafimaadka Koonfur Galbeed oo Baraawe Kulan Amni iyo Dhaqaale ku Qabtay
Wasiirka Maaliyadda Koonfur Galbeed, Xuseen Maxamed Xaaji, oo uu wehelinayay Wasiirka Caafimaadka, Dr. Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye, ayaa magaalada Baraawe kulan kula yeeshay masuuliyiinta Maaliyadda iyo hay’adaha amniga ee deegaanka.…










