Wafdi sare oo ka socda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo wafdiga lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde International Airport. Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga…
HAJI
UNICEF oo shaacisay :Dhaqaale-yarida waxay halis gelin kartaa boqolaal xarumo caafimaad oo Soomaaliya ku yaalla.
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan carruurta ee UNICEF ayaa ka digtay in xaaladda nafaqo-darrada carruurta Soomaaliya ay sii xumaanayso, iyadoo hoos u dhaca maalgelinta gargaarka bani’aadannimo uu khatar gelinayo adeegyada…
The humanitarian situation in Baidoa and surrounding areas is deteriorating as renewed armed violence threatens civilians who have already endured years of terrorism, drought, hunger, displacement and conflict. Nearly two…
Wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose, Mudane Cabdifataax Saciid Axmed Siidii, ayaa gaaray deegaanka Gendershe ee Gobolka Shabellaha Hoose, halkaas oo ay ka bilaabeen mashaariic muhiim ah oo lagu…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa u yeertay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Serbia, Maxamed Cabdullaahi Axmed, iyadoo ku amartay inuu yimaado xarunta dhexe ee Wasaaradda Arrimaha…
Wasaaradda Caafimaadka KGS oo Daawo iyo Qalab Caafimaad Gaarsiisay Isbitaalka magaalada marka
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa daawooyin iyo qalab caafimaad oo muhiim ah gaarsiisay Isbitaalka Gobolka Shabeellaha Hoose ee degmada Marka, iyadoo ujeeddadu tahay xoojinta adeegyada caafimaad…










