London – Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee ku nool magaalada London ee cariga boqortooyada ingiriiska ayaa walaac xooggan ka muujisay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee ka soo cusboonaatay magaalada Baydhabo xarunta…
Author
HAJI
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA QEYBGALAY XUSKA 15-SANO GUURADA DIB U CURASHADA XIRIIRKA SOOMAALIYA IYO TURKIGA
written by HAJI
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad casho sharaf ah oo lagu xusayay 15-sano guuradii dib u curashada xiriirka diblomaasiyadeed iyo saaxiibtinimada Soomaaliya iyo Türkiye.…
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha KGS oo Ceelal Biyo Nadiif ah ku Wareejisay Xerada Barakacayaasha ADC
written by HAJI
Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee koonfur galbeed soomaaliya ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu wareejinayay ceelal si wanaagsan loo qalabeeyay oo laga hirgeliyay Xerada Barakacayaasha ADC ee…
Ciidamada Kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ciidamada fadhigoodu yahay magaalada Baydhabo, ayaa maanta gargaar bani’aadanimo iyo daawooyin gaarsiiyey dadka danyarta ah ee ku nool xeryaha barakacayaasha ee…










