Xafiiska Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed (DKGS) ayaa cusbooneysiiyay magacaabistiisa saraakiisha sare, kaas oo lagu daray laba haween oo caan ku ah halgan iyo hawlgal, kuwaas oo hadda gacanta ku haya…
Author
HAJI
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ballanqaaday Hirgelinta Maqaamka Caasimadda Muqdisho
written by HAJI
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay munaasabadda lagu maamuusay shaqadii Golaha Shacabka ee ku aaddan gudashada waajibkiisa dastuuriga ah, gaar ahaan doorashadii Guddoomiyaha Golaha.…
XFD oo Baarlamaanka u gudbisay Hindise Sharciyeedka Dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed.
written by HAJI
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Golaha Shacabka u gudbisay hindise sharciyeedka lagu dhisayo Golaha Culimada Soomaaliyeed, kaas oo hadda galay marxaladda doodda iyo ansixinta, iyadoo…
Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed: Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad ee 26-ka Bishan ayaa Lashaacin Doonaa Arbaco.
written by HAJI
Wasiirka Waxbarashada Dowladda Koonfur Galbeed, Mohamed Xaaji Cusmaan Jiidow, ayaa shaaciyay in Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad, ee dhacay 26-ka bishan, la shaacin doono Maalinta Arbaco. Shirka Horumarinta Waxbarashada — Baydhabo…










