Roobabkui xiliga deyrta oo Talaadadii ka bilaabmay Muqdisho iyo gobaladda soomaaliya qaar kamid ah iyo wadamada deriska, kuna sii jiray ilaa subaxnimadii Arbacada, ayaa sababay biyo fariistay iyo fatahaado saameeyay…
HAJI
Kulanka ayaa looga hadlay in doorashada ay ka qayn galaan haweenka iyo dadka lixaadkoodu dhiman yahay.
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed ayaa kawada hadlay xoojinta wada-shaqeynta labada dhinac iyo sidii…
Bannaanbax ka dhacay Baydhabo oo lagu taageeray Xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga
Bannaanbax lagu muujinayay taageerada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa ka dhacay magaalada Baydhabo, iyadoo ka qaybgalayaashu ay xuseen kaalinta Turkiga ee dhinacyada amniga, horumarinta iyo gargaarka bani’aadantinimo ee Soomaaliya. Bannaanbaxa…
Qaramada Midoobay: Soomaaliya waxay samaysay horumaro dhinacyada dhaqaalaha iyo bulshada.
Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Isku-duwaha Qaramada Midoobay ee Arrimaha Horumarinta iyo Bani’aadannimada, George Conway, ayaa soo dhaweeyay horumarka dhaqaale iyo…
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey isbeddelka Dhaqaale uu dalku gaaray – Wargeyska Dalka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadka 2025, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda…









