Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, isla markaana ay wehelinayso Safiirka Soomaaliya ee Kenya, ayaa ka qayb galay Madasha Maalgashiga Bariga Afrika (East Africa…
Author
HAJI
Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika.
written by HAJI
Warsan radio Johannesburg (WMN) and (WNN):- Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika, iyagoo ka wada hadlay iskaashiga dhinacyada is-nidaaminta warbaahinta, horumarinta saxaafadda, anshaxa…
Hogaamiyaha maamulka waqooyi bari soomaaliya oo booqday xarunta taliska ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed.
written by HAJI
Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) ayaa Khamiistan booqday Xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ee Magaalada Muqdisho. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa taliska ku…
Xog dhameystiran Sida uu u geeryooday Munshidka weynaa u geeryooday Cabdulaahi mahdaawi allaha unaxriistee.
written by HAJI
Waxa ugu weyn ee kordhiyey caannimadiisa waxay ahayd internet-ka iyo baraha bulshada. Halkii nashiidadu ku koobnaan lahaayeen CD-yada, idaacadaha ama munaasabadaha, codkiisa waxaa si fudud loogu faafiyey YouTube, SoundCloud, adeegyada…










