Xarunta Dhexe ee Khatam al-Anbiya, oo ah hay’adda ugu sarreysa ciidamada Iran, ayaa sheegtay in Mareykanku uu isu diyaarinayo inuu mar kale weeraro Iran iyadoo ay taageerayaan qaar ka mid…
Author
HAJI
Kulan looga hadlay dardargelinta iyo horumarinta waxbarashada caruurta yar ibtidaa iga deegaanada koonfur galbeed oo lagu qabtay baraawe.
written by HAJI
Kulan Looga Hadlay Dardargelinta iyo Horumarinta Waxbarashada ee Degmada Baraawe caasimada koonfur galbeed oo si fiican loogu dooday qaab awood qaybsiga gobalka shabeelaha hoose. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ka daahfuray Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya.
written by HAJI
MUQDISHO — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya, kaas oo diiradda lagu saarayo sidii loo heli lahaa maalgelin horseedda…




