Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka Dacdooyinka Caalamka oo aqrinayo Wariye; C/raxman Axmed Maxamed (Oday) iyo Wariye Yuusuf Sheekh Adan Dhageyso;- Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka was last modified: October 30th, 2022 by Warsan…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka codsaday xildhibaanada,howlwadeenada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed in ay si deg deg ah gurmad ula gaaraan dadka dhaawacyada ah…










