Author
Warsan Radio
Xaaladda deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaguud ayaa daggan kadib dagaal saacado socday oo halkaasi ku dhexmaray maleeshiyada Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda federaalka oo kaashanaya dadka deegaanka. Wasiirka warfaafinta Galmudug ayaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa kulan kula qaatay Guriga Ummadda, Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti, Cabdulqaadir Kaamil Maxamed. Ra’iisul Wasaare Xamse oo…










