Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaaacda Warsan oo soo Jeedinaayo Sadaam Hilal Shueb.
Warsan Radio
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Gargaarka Soomaaliya Amb. Adam…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo uu wehliyo Abaanduulaha Guutada 4aad Qeybta 27aad ee Ciidamada xooga Dalka Soomaaliyeed Bashiir Mukhtaar Siteey ayaa kormeer ku tagay Tuulooyinka Ceel-Muluq Boos…
Wararka naga soo gaaraya duleedka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta halkaasi qarax lagu dilay Sarkaal katirsan Ciidamada MillatEriga Soomaaliya iyo ilaaladIIsa. Sarkaalka oo…








