Ciidammada Xooga Dalka iyo kuwa degaanka oo iskaashanaya ayaa maanta oo Khamiis ah la wareegay gacan ku heynta degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo muddo sanado ah ay…
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Dowladda Federaalka Oo War Kasoo Saartay Dagaalkii Ka Dhacay Magaalada Baydhabo
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaalkii saaka magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ku dhexmaray ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa la magac baxay badbaabada Koonfur Galbeed ee mucaaradka…
Shariif Xasan iyo Fargeeti oo dowladda ka dalbaday in lala xisaabtamo laftagareen
Kadib markii saaka Magaalada Baydhabo uu ka bilaawday dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Ammaanka iyo kuwa siyaasiyiinta mucaaradka Koonfur Galbeed ayaa Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya, Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti), auu…
Wafdi uu Hoggaaminayo Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan Taliyaha ciidanka dhulka iyo Wasiir-Dowlaha Gaashaandhigga ayaa maanta kormeeray Magaalada Al-kowsar ee gobolka Shabeellada dhexe oo…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) ayaa si kulul uga hadlay dagaalka Maanta Magaalada Baydhabo ku dhexmaray ciidamada Ammaanka iyo kuwa taageersan musharixiinta mucaaradka Koonfur Galbeed. Qoraal…










