Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool iyo amniga caasimadda. Madaxweynaha ayaa tacsi tiiraanyo leh…
Author
Warsan Radio
Kenya Oo Duqeyn La Beegsatay Xarumo Isgaarsiineed Oo Ku Yaalla Degaan Ka Tirsan Gedo
written by Warsan Radio
Wararka aan ka heleyno deegaanka Carocaso ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in deegaankaas ay saacadihii lasoo dhaafay duqeyn ka geysteen diyaaraddo ay leeyihiin Milateriga dowladda Kenya. Diyaaradaha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










