Dowladda Soomaaliya oo baaq kasoo saartay xaaladda Laascaanood written by Warsan Radio 31/12/2022 Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xun tahay shaqaaqooyinka ka socda magaalada Laas Caanood ee Gobolka Sool.DFS waxay ku baaqday in si nabad ah loo maareeyo shaqaaqooyinkaasi, iyadoo loo turayo shacabka degaankaasina laga dhowrsado in dhiig dambe halkaasi ku daato.Waxay sidoo kale Dowladda Federaalka ee Soomaaliya tacsi u dirtay qoysaska iyo eheladii dadkii naftooda ku waayey shaqaaqooyinkaas, iyo inuu Ilaahay degdeg caafimaad u siiyo kuwii ku dhaawacmey. Dowladda Soomaaliya oo baaq kasoo saartay xaaladda Laascaanood was last modified: December 31st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Deni oo war kasoo xaaladda Laascaanood next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like George Floyd oo lagu Aasay Magaaladii uu ku soo barbaaray 10/06/2020 DHAGEYSO:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 24/04/2020 Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 13/02/2020 Dowladda Maraykanka oo sheegay in duqeyn ku dileen dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab 04/01/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 30/07/2022 RW Rooble oo Magacaabay Guddi ka soo tala bixiya xasilinta magaalada Muqdisho 04/05/2021 Maamuka Puntland oo ku hanjabay in Baarlamaanka la kala dirayo 09/12/2023 Siihayaha wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo Muqdisho ka furtay shir horudhac u ah shirweynaha Qaran ee Tamarta (Sawirro) 12/10/2020 SAWIRO:-Dowlada Ingiriiska Oo Baydhabo 200 Askari Tawabar Ugu Soo Xirtey. 08/01/2020 Daawo Madaxweyne laftagareen oo kahadlay weeradii udanbeeyay iyo Amniga guud ee Koonfur Galbeed 23/08/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.