Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Xamarweyne ee Gobolkan banaadir ayaa xabsiga dhigay labo kamid ah burcadda hubaysan ah ee dadka Shacabka ah beerta xiliyada habeenkii ah, kuwaas oo xalay ciidanku ka…
Warsan Radio
Howlgal ay Wadajir u fulinayaan Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sirdoonka Qaranka NISA, Ciidammada deegaanka iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa ka dhacay nawaaxiga deegaanka Xawaadleey oo katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Dowladda…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa kormeeray Hosbital-goboleedka Baay, halkaas oo uu dul istaagay adeegyada caafimaad, baahiyaha jira iyo…
Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe & Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed?
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Golaha Malaaqyada Dhaqanka ee Koonfur Galbeed asagoo kala hadlay in kaalintooda odeynimada ah qaataan. Kulanka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










