Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Author
Warsan Radio
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa Maalintii labaad galayq shirka dib u heshiisiinta ee u dhexeeyey maamulka Koonfur Galbeed iyo qaar ka tirsan siyaasiyiinta maamulkaas. Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay laftagareen & siyaasiyiinta mucaaradka
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur…










