Kooxaha burcadda Koonfur Afrikanka ah ayaa sanadkaan cusub ee 2023 waxaa ay kordhiyeen weerarada beegsiga ah oo ay ku hayaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ganacsi ahaan u tegay dalkaas, iyada oo…
Author
Warsan Radio
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Athiiny ky deyooy ee Idaacada Warsan, Barnaamijka Todobaadkaan waxa uu kusaabsanyahay Faaidada latalin dhaqaale ee haweenka ganacsatada ah 23 01 2022 Dhageyso: Barnaamijka Athiny kydayooy 23…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jaamac Xasan Khaliif ayaa ka qeybgalay shirka Wasiirrada Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee Jaamacadda Carabta oo ka dhacaya Magaalada Qaahira ee dalka Masar, waxaana…










