Howlgalkan oo aha mid loogu magac daray qof iyo guri ayna sameeynayeeen laamaha ammaanka Muqidisho ayaa waxaa xalay laga samayeeyay qaar ka mida degmooyinka gobalka Banaaadir. Howlgalkaan oo ay sameynayeen…
Author
Warsan Radio
Diyaarado dagaal ayaa Barqanimadii Maanta waxaa duqeyn xoogan ka geysteen degaano hoostaga Magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug, halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno katirsan ururka Al-Shabaab. Taliyaha Guutada 16-aad kumaandooska…
Shirka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo Muqdisho ka furmay
written by Warsan Radio
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abshir Axmed Haruse, ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho, uga furay Shirka Hannaanka Xaqiijinta Shuruudaha looga baahanyahay Soomaaliya ee ku biirista Ururka gobaleedka Iskaashiga…
Madaxweynaha dalka Masar C/Fataax Alsisi ayaa ka degay Caasimadda dalkaasi ee New Delhi, waxaana si diiran u soo dhaweeyey Ra’isul-wasaare Narendra iyo mas’uuliyiin kale oo katirsan dowladda dalkaasi Hindiya. Madaxweynaha…










