Rag ku hubeysnaa bustoolado ayaa goordhow degmada Buulo-Burde waxaa ay kudileen laba ruux halka mid kale ay ku dhaawaceen, iyaga oo intaasi kadib goobta ka baxsaday. labada Ruux ee la…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay magaalada Muqdisho ku yeesheen kulankoodii todobaadlaha ahaa oo khamiis kasta ay yeeshaan, waxaana shir guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi Barre.…









